Waxyaabaha aan ka helo waxaa ka mid ah in aan isku dayo wixii ay baran karto maskaxdeeydu ee wanaagsan , sidoo kale waxaan ka helaa in aan had iyo jeer raaco dadka iga dáda wayn iyo kuwa iga qoonta badan dhinackasta ee aqoontu gasho ha uqaadan in aan ka wado kuwa ku hadli yaqaan afafk qalaad ee waa aqoonta cilmi aduun iyo tan cilmi diineed. Waxaa 1